Duqeymo cirka ah, madaafiic iyo qaraxyo ayaa Sabtidii ruxay caasimadda dalkaasi ee Khartuum, iyadoo dagaalka u dhexeeya labada dhinac uu galay toddobaadkiisii siddeedaad.
Dad ku nool magaalada ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee ciidamada Sudan ay beegsadeen fariisimada Xoogagga Gurmadka Degdegga ah ee RSF ay ku leeyihiin Khartuum. Warbixin ay qortay wakaaladda wararka AFP waxaa noo soo koobaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Madal