Waxaa Axaddan maanta ah la gaaray wakhtigii kama dambaysta ahaa ee ay ahayd in taliska militariga Niger uu dib ugu soo celiyo xukunka madaxweynihii xilka laga tuuray, balse ururka goboleedka Galbeedka Afrika oo ku hanjabay faragelin milatari ayaa wajahaya baaqyo caam ah oo lagu doonayo in qaab nabadeed lagu xalliyo xaaladda dalka Niger.
Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Associates Press waxaa inoo soo jeedineysa Caasha Ibrahim Aden.
Madal