Gaza —
Saraakiisha isbitaal ku yaalla Gaza ayaa maanta oo Axad ah sheegay in duqeyn cirka ah oo ay Israel la beegsatay guri ka tirsan xero qaxooti oo ku taalla bartamaha Marinka Gaza ay ku dhinteen ugu yaraan 20 qof, tiradaais oo goor dhowaydna korodhay oo gaartay in ka badan 31, sida ay kusoo warrantay wakaaladda wararka ee AFP oo warbixintan qortay.
Waxaa inoo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Madal