Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyay ee ololaha doorashada madaxweynaha Mareykanka


Musharaxa madaxtinimada Mareykanka Donald Trump ayaa qorsheynaya in uu olole ka sameeyo gobolka Michigan todobaadkan.

Gobolka Michigan ayaa ka mid ah gobolada faro ku tiriska ah ee saamaynta ku yeelan kara natiijada doorashada madaxtinimada ee bisha November.

Weriyaha VOA Scott Stearns ayaa warbixin gaar ah ka diyaariyay, waxaa inoo soo koobaya Xuseen Barre.

Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada madaxweynaha Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:04 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG