London —
Tan iyo markii uu bilaabmay dagaalka uu Ruushku ku qaaday dalka Ukraine waxa isa soo taraya saamaynta uu dunida ku yeeshay, waxaana dalalka Finland iyo Sweden ay maalmahanba si weyn u raajicinayay inay ka mid noqdaan isbahaysiga NATO, iyadoo Ruushku uu diidan yahay inay ka mid noqdaan.
Warbixin arintan ku saabsan waxa magaalada London noogu soo diyaariyay wariyaha VOA ee London Cabdixaafid Cawil Ismaaciil