Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyay dagaallo qaraar oo ka socda gobolka Tigray


Mucaaradka Tigray ee dalka Ethiopia ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Ethiopia oo garabsanaya ciidamada dalka ay deriska yihiin ee Eritrea ay weeraro abaabulan ku qaadeen gobolka, iyadoo dagaalku uu sii kululaanayo.

Henry Wilkins ayaa warbixintan kasoo diray Addis Ababa, Cabdixakiin Maxamud Shirwac ayaa inoo soo jeedinaya.

Wararka gobolka Tigray.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:17 0:00

XS
SM
MD
LG