Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khilaaf la xiriira cunaqabateynta shidaalka Ruushka oo soo kala dhex-galay dalalka Midowga Yurub


Danjirayaal ka socda 27-ka dal ee Midowga Yurub xubnaha ka ah ayaa Axadii isla faaqiday xayiraadda saliida Ruush-ka ka timaada, xilli xiisadda dagaalku ay wali taagan tahay islamarkaana ay socdaan cadaadiska la saarayo Ruush-ka.

Wariyaha VOA ee qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismail ayaa warbixintan oo uu ku eegayo xaalada iyo waliba waxa laga filan karo kulanka midowga yurub nooga soo diray magaalada London.

Midowga Yurub oo ka shiraya cunaqabateynta shidaalka Ruushka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:54 0:00

XS
SM
MD
LG