Washington —
Qarax xooggan ayaa gil-gilay buundo isku xirta gacanka Crimea iyo Ruushka, taas oo muhiim u aheyd dagaalka Ruushka uu kawado dalka Ukriane, iyada oo dowladda Ukraine oo aanan sheegan masuusliyadda qaraxaas ay soo dhaweysay.
Warkii ugu dambeeyay ee xaaladda dagaalka ayuu Jamaal Axmed Cismaan ka wareystay aqoonyahan Maxamed Sheekh Xuseen oo ka faallooda arrimaha ammaanka iyo siyaasadda, degeganna Mareyknaka.