Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyay ee xafladda calaama-saarka madaxweynaha cusub ee Kenya 


Madaxweynaha cusub ee Kenya William Ruto ayaa loo ballansan yahay in maanta loo dhaariyo xukunka dalkaasi, waxaana munaasibadda caleema-saarkiisa ka qaybgalaya madax kala duwan oo kuwa Qaarada Africa iyo waddamada kale ee caalamka.

Madaxdaas ka qaybgalaysa caleemasaarka waxaa ka mid ah Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamuud iyo wafdi la socda.

Haddaba kahor inta aynaan dhageysan warbixinta wafdiga Soomaalida, waa kan wariyaha VOAda ee Nairobi, Khadar M. Xareed oo sawir guud naga siiya caleemo saarka madxweynaha cusub ee Kenya Willia Ruto.

Wararkii ugu damnbeeyay ee calaama-saarka WIlliam Ruto.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:31 0:00

XS
SM
MD
LG