Isku xirrada

War Deg-Deg ah

War-murtiyeed laga soo saaray shir madaxeeedkii IGAD


IGAD
IGAD

Madaxda Urur goboleedka IGAD oo war-murtiyeed kasoo saaray shir ay shalay ku yeesheen magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa isku raacay, muhiimadda ay leedahay in si wadajir ah looga wada shaqeeyo nabadgalyada gobbolka.

Waxay sidoo kale walaac xooggan ka muujiyeen waxyeelada sii xoogaysanaysa ee ka dhalanaysa abaaraha ku dhuftay wadamada IGAD oo ay Soomaaliya ay ku jirto.

Warbixintaan waxaa Nairobi kasoo diray wariyaha VOA-da Khadar Maxamuud Xareed.

War-murtiyeed laga soo saaray shir madaxeeedkii IGAD
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:35 0:00

XS
SM
MD
LG