Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wada-hadallo u furmaya madaxda Sacuudiga iyo Pakistan


Dalka Pakistan ayaa waxa uu martigelin doonaa kulamo heer sare ah oo ay la yeelan doonaan dowladda Sacuudi Carabiya maalmaha Isniinta iyo Talaadada.

Kulamadan ayaa la doonayaa in kor loogu qaado iskaashiga dhaqaalaha iyo tamarta ee u dhexeeya labada waddan ee isbahaysiga ah.

Warbixintan waxaa qoray Ayaz Gul oo ka tirsan VOA-da, waxaana nala socodsiineysa Caasha Ibraahim Aadan.

Wada-hadallo u furmaya madaxda Sacuudiga iyo Pakistan
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:01 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG