War Deg-Deg ah

Wada-hadallo ku saabsan xabad-joojin ka dhacda Gaza oo ka furmaya Qaahira

Wada-xaajoodyo ayaa dib uga furmaya Qaahira Axadda si loo gaaro xabbad-joojin oo loo soo daayana la heystayaasha ku sugan Gaza.

Dhexdhexaadiyeyaasha Masar iyo Qatar ayaa sheegay inay filayaan inay jawaab ka helaan Xamaas sida ay sheegeyan warkii ugu dambeeyay ee wada xaajooyada.

Warbixintan oo ay qortay VOA waxa soo koobaya Jamaal Axmed Cismaan

Wada-hadallo ku saabsan xabad-joojin ka dhacda Gaza oo ka furmay Qaahira

No media source currently available

XS
SM
MD
LG