Riyadh —
Wasiirada arrimaha dibadda iyo diblomaasiyiinta sare ee dalalka reer galbeedka iyo kuwa Bariga Dhexe ayaa maanta oo Axad ah magaalada Riyadh ee caasimadda Sacuudiga kula kulmay wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Suuriya.
Kulankan ayaa ah kii ugu horreeyay ee heer gobol ah oo ku saabsan Suuriya tan iyo bishii hore oo xukunka laga tuuray madaxweyne Bashaar Al-Asad. Warbixin ay arrintan ka qortay wakaalada wararka Reuters, waxaa inoo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Madal