Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wada-hadallo dhex-maray China iyo Australia xilli ay jiraan khilaafyo


Australia China
Australia China

Cunaqabataynta dhanka xuquuqda aadanaha iyo kan ganacsiga ayaa u badnaa wadahadal Arbacadan dhex maray wasiirrada arrimaha dibadda Shiinaha iyo Australia, Wang Yi iyo Penny Wong, kuwaas oo ka dhacay magaalada Canberra.

Warbixintan waxaa magaalada Sydney ka soo diray Phil Mercer. Waxaa soo jeedineysa Caasha Ibrahim Aden.

Wada-hadallo dhex-maray China iyo Australia xilli ay jiraan khilaafyo
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:45 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG