Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa sidee xaaladda Turkey maalin kadib dib u doorashadii Erdogan?


Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guuleystay doorasho adag oo ku celis ahayd oo shalay ka dhacday dalkaasi.

Erdogan ayaa natiijada horudhaca ah waxa ay siisay taageerada codad gaaraya 52 boqolkiiba, halka musharraxa la tartamayay Kemal Kilicdaroglu uu isna helay 48 boqolkiiba. Haddaba, waa sidee xaaladda Turkiga maalin ka dib doorashadii ugu xamaasadda badnaa ee uu dalkaasi qabto?

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan oo la hadlay qaar ka mid ah Soomaalida ku nool magaalooyinka waaweyn ee Turkiga ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Waa sidee xaaladda Turkey maalin kadib dib u doorashadii Erdogan?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:40 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG