Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa sidee xaaladda suxufiyiinta iyo warbaahinta Itoobiya?


Markii uu Ra'isul Wasaare Abiy Ahmed uu awooda Itoobiya la wareegay sanadkii 2018, wuxuu wacad ku marey inuu soo celin doono warbaahin xor ah oo madax banaan, laakiin markii uu dagaalka ahliga ah uu ka dhax qarxay isaga iyo mucaaradka Tigrayga sanadkii 2020, waxaa la xir-xiray suxufiiyin badan.

Qaar badan oo ayaa sidoo kale la masaafuriyey, halka qaarkoodna hanjabaado ay la kulmeen.

Henry Wilkins ayaa warkan kasoo direy Weldiya, Ethiopia, waxaase soo koobeysa Sahra Cabdi Axmed.

Waa sidee xaaladda suxufiyiinta iyo warbaahinta Itoobiya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:59 0:00

XS
SM
MD
LG