Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa sidee xaaladda Kenya kadib doorashadii madaxweynaha?


Madaxweynaha la doortay ee Kenya Willam Ruto
Madaxweynaha la doortay ee Kenya Willam Ruto

Xaaladda dalka Kenya ayaa caadi kusoo laabatay kadib xaalad adag oo doorasho oo uu dalku galay toddobaadyadii ugu dambeeyay, inkastoo wali aysan xaaladdaasi soo gabagaboowin, lagana war sugayo go’aanka Maxkamadda Sare.

Xaaladda waddanka ayaa hadda deggan, waxaana si caadi ah kusoo laabtay isu socodka ganacsiga, gaadiidka dadweynaha, shaqooyinka joogtada ah iyo jawiga guud ee wadanka.

Sidoo kale waxaa saaka dib loo furay Goobaha waxbarashada wadanka, sida uu kusoo warramayo wariyaha VOA ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.

Waa sidee xaaladda Kenya kadib doorashadii madaxweynaha?.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:20 0:00

XS
SM
MD
LG