Nairobi —
Waxaa maalintii saddexaad xarunta VOA ee Nairobi ka socoda tababar lagu baranayo hab-tabinta doorashooyinka iyo badqabka suxufiyiinta, waxaana tababarkan uu socon doona ilaa 1-da July, iyada oo uu imanayo xilli dalka Kenya looga diyaargaroobayo doorashada madaxweynaha ee bisha Ogosto.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Nairobi kasoo dirtay Intisaar Salah Hussein.