Washington —
Soomaalida ku dhaqan gobollada Virginia, Maryland iyo magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka ayaa xalay isugu yimid xaflad dhaqaalo ururin ah, oo loogu tagalay in lagu kaalmeeyo dadka ku barakacy iyo dhaawacyada dagaalka ka socda magaalada Laascaanood.
Waxaa warbixintan ka diyaarisay Sahra Cabdi Axmed oo kulanka tagtay.
Facebook Forum