Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dood kale oo dhex-martay musharaxiinta dimoqraadiga


Magaalada Houston ee Gobolka Texas waxaa xalay ka dhacday dooddii saddexaad ee dhexmarta tobanka musharrax ee ugu cad-cad xisbiga Dimoqraadiga.

Xubnaha xilligan tartamaya waxaa ra’yiga dadweynaha hoggaaminaya madaxweyne ku xigeenkii hore Joe Biden, waxaa ku xigta senatoradda laga soo doorto Massachusetts Elizabeth Warren, waxaa kusoo xiga Senator Bernie Sanders iyo Senator Kamala Harris.

Haddaba sida ay u dhacday dooddii xalay ayaa Haaruun Macruuf waxa uu ka waraystay Cabdiqafaar Cabdi Wardheere oo ka faallooda arrimaha Maraykanka iyo caalamka.

Doodda Dimoqraadiyiinta
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:41 0:00


XS
SM
MD
LG