War Deg-Deg ah

Ururro ka horyimid heshiis ku saabsan soo-galootiga oo ay galeen Canada iyo Mareykanka

Ururrada u dooda xuquuqda dadka soo-galootiga ah iyo tan shaqaalaha ee Canada ayaa kasoo horjeestay heshiis Jimcihii ay wada gaareen Mareykanka iyo Canada oo ku saabsan qul-qulka soo-galootiga ee labada dal.

Heshiiska ayaa dhigaya in dadka soo-galootiga ah ay magangalyo waydiistaan dalka ugu horreeyo ee nabdoon ee ay gaaraan, baddelkii ay uga sii gudbi lahaayeen dal kale.

Wariyaha VOA ee dalka Canada Xuseen Nuur Xaaji, ayaa warbixintan noo soo diray.

Ururro ka horyimid heshiis ku saabsan soo-galootiga oo ay galeen Canada iyo Mareykanka

No media source currently available

XS
SM
MD
LG