Geneva —
Hay’adda UNICEF ayaa ka digtay in malaayiin carruur ah oo ka yar da’da shan sano jirka ay ku adag tahay inay helaan nafaqo iyo cuntooyin kala duwan oo lagama maarmaanka u ah koriinshaha jireed iyo kan maskaxeed.
Waxaa kale oo ay warbixintan oo la sii daayay maanta oo Khamiis ah ka digtay qiimaha maciishada oo gaartay heerarkii ugu sarreeyay dunida, xilli wadamadu ay ka soo kabanayaan saameynta dhaqaale ee cudurka COVID-19.
Ibraahim Xassan Garabeey Daandureey ayaa inoo soo jeedinaya.
Madal