Kherson —
Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay 23 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii Ruushku uu duqaymo ku dilay dad da’ ah oo la socday doomo yar yar oo lagu daad-gureynayey meelaha ay daadadka ku fataheen ee Kherson, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan gobolka Ukraine Axaddii.
Warbixin ay VOA-du ka qortey arrintan waxaa inoo haysa Falastiin Axmed Iimaan.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal