Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ukraine oo raadinaysa xal koronto kadib qabsashadii Zaporizhzhia

Iyadoo dagaalka Ruushka ee Ukraine uu galay sanadkiisii labad, dagaallamayaasha Ruushka ayaa qabsaday magaalooyin dhowr ah iyagoo doonaya in ay la wareegaan dhul badan oo ka tirsan dalka ay deriska yihiin.

Laakin la wareegista ciidanka Ruushka ee warshadda tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhzhia ayaa dad badan oo Ukraine u dhashay gelisay walaac ah haddii ay koronto ka heli doonaan.

Wariyaha VOA Arash Arabasadi ayaa warbixintan ku eegaya koox macdan qodeyaal ah oo u xilsaaran in ay sii joogteeyaan in dadku ay helaan koronto.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa soo jeedinaya.

Ukraine oo raadinaysa xal koronto kadib qabsashadii Zaporizhzhia
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:33 0:00

XS
SM
MD
LG