Berlin —
Dowladda Ukraine ayaa ku boorisay xulufadeeda Reer Galbeedka inay u so diraan taankiyo iyo hubka kale si ay isaga difaacaan duulaanka Ruushku ka hayo dalkeeda.
Madaxweynaha Ukraine ayaa farriin uu ka sheegay shirka Jarmalka ay ku leeyihiin dalalka taageeraya Ukraine wuxuu yiri “soo dadajiya” gaarsiinta hubka aad siinaysaan Ukraine.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cismaan.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available