Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UK: Qorshaha muhaajiriinta lagu gaynayo Rwanda oo la ansixiyey


Rishi Sunak
Rishi Sunak

Ra’iisal Wasaaraha Britain ayaa ku guuleystay codeyn loo qaaday qorshaha sharciga Rwanda ee qaxoontiga kasoo gudba badda u dhaxaysa Faransiiska iyo Britain lagu geyn lahaa dalkaasi.

Inkasta oo uu xalay Ra’iisal Wasaare Rishi Sunaak helay codkii uu ku doonayey ansixinta sharciga cusub, haddana wali ma dhammaan in uu sharcigani hir-galo.

Warbxin arrintan ku saabsan waxaa magaalada London kasoo diray Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

UK: Qorshaha muhaajiriinta lagu gaynayo Rwanda oo la ansixiyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:48 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG