Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UK oo sheegtay in dambi laga dhigi doono soo-galootiga


Dowladda Briatin ayaa sheegtay in dadka qaxootiga ah ee sharci darrada kaga soo talaaba biyo-mareenada Britain denbi laga dhigi doono, iyadda oo dalabkoodana lagu qiimeyn doono waddamo kale.

Arrintaan ayaa kala qeybisay siyaasiyiinta Britain. Warbxin arrintaas ku saabsan waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA-da ee Qaaradda Yurub, Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

UK oo sheegtay in dambi laga dhigi doono soo-galootiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:01 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG