Nairobi —
Wasaaradda arrimaha dibadda Britain ayaa uga digtay muwaadiniinteeda dalka Kenya ku sugan iyo kuwa booqashada ku tegaya inay u safraan deegaanno ay ku jiraan dhulka Soomaalida iyo dhanka xeebta oo dalxisayaal badani xiliyadan oo kale ay u safraan.
Maryan Maxamuud Barre (Qalnjo) ayaa warkan kasoo dirtay Nairobi.