Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UK ma ku khasaartay ka-bixitaankii Midowga Yurub?


Siyaasiyiin ka tirsan dowlada Britain ayaa sheegay in lagu khasaaray ka bixitaankii UK ee Midowga Yurub, balse Ra’iisal Wasaaraha Britain Rishi Sunak ayaa ganafka ku dhuftey hadalkaas.

Wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixafid Cawil Ismaaciil ayaa Maxamed Xasan Dable oo ka faallooda arrimaha Britain, deggana magaalada Leicester ka wareystay saamyenta faa’iido iyo khasaare ee ay London ku yeelatey ka-bixitaankii Midowga Yurub.

UK ma ku khasaartay ka-bixitaankii Midowga Yurub?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:19 0:00

XS
SM
MD
LG