Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ugu yaraan 22 qof oo ku dhintay duqeyn ay Israel ku qaaday Rafah


Saraakiisha caafimaadka Falastiiniyiinta ayaa Isniinta maanta ah sheegay in duqeymo xiriir ah oo dhanka cirka ah oo Israa’iil ay xalay qaaday ay ku dhinteen ugu yaraan 22 qof oo ku noolaa magaalada Rafah ee koonfurta Marinka Gaza.

Goob joogayaal iyo dhaqaatiir caafimaad ayaa sheegay in duqeymaha diyaaraduhu ay ku dhaceen saddex guri oo ku yaalla magaalada Rafah.

Warbixin ay qortay VOA waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Ugu yaraan 22 qof oo ku dhintay duqeyn ay Israel ku qaaday Rafah
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG