War Deg-Deg ah

Ugu ayaraan 15 kun oo qof oo lagu la'yahay Ukraine

Ugu ayaraan 15 kun oo qof ayaa raq iyo ruux la la’yahay dalka Ukraine tan iyo markii uu Ruushku weerarka ku qaaday dalkaas bishii Febraayo ee sanadkan.

Warbixin ay arrintan VOA-du ka qortay arrintan waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Ugu ayaraan 15 kun oo qof  oo lagu la'yahay Ukraine

No media source currently available

XS
SM
MD
LG