War Deg-Deg ah

Ubax Cumar oo ay fool qabatay ayada oo imtixaan u fadhisay

Ubax
Ubax

Ubax Cumar waa mid ka mid ah gabdhaha dhawaan u fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad kaas oo maalmihii lasoo dhaafay ka billaabmay dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia.

Waxay Ubax fool ku dhex qabatay xili ay ku qaadanaysay imtixaanka Jaamacada Qabridahar kadibna waxaa loola cararay isbitaalka Qabridahar, halkaas oo ay ku umushay wiil, waxayna imtixaanka intii u hartay ay ku dhamaysatay Isbitaalka.

Ubax Cumar oo ay fool qabatay ayada oo imtixaan u fadhisay

No media source currently available

XS
SM
MD
LG