Istanbul —
Diyaaradaha dagaalka ee Turkiga ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan xoogagga Kurdiyiinta ee uu Maraykanku taageero ee ku sugan dalka Syria, kuwaasi oo iyaguna dagaal kula jira kooxda Daacish.
Wararka qaar ayaa sheegaya in Washington ay isu diyaarineyso in ay joojiso taageerada ay siiyo kooxaha Kurdiyiinta ee Syria.
Warbixintan waxaa Istanbul kasoo diray Dorian Jones, waxaa soo jeedinata Nux Muse Birjeeb.
Madal