Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Turkiga oo fursad ka dhex arkay marin isku xiri kara Yurub iyo Shiinaha


China Turkey
China Turkey

Colaadda ka aloosan Ukraine iyo qeybo ka mid ah Bariga Dhexe ayaa waxaa sii hurin kara xiisaha cusub ee Turkigu uu ka leeyahay marin ganacsi oo cusub oo isku xiri doona Shiinaha iyo Yurub, kaas oo hadda loogu yeero Dariiqa Dhexe.

Sida uu kusoo warramayo wariyaha VOA-da ee Istanbul Dorian Jones, taageerada Turkiga ee marinka ayaa sii kordheysa iyadoo Ankara ay isbedel weyn ku sameyneyso xiriirkeedii hore ee mugdiga ku jiray ee ay la laheyd Beijing.

Waxaa warbixintan soo jeedinaya Nuux Muuse Birjeeb.

Turkiga oo fursad ka dhex arkay marin isku xiri kara Yurub iyo Shiinaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:51 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG