Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tunisia oo 'faragelin aan la aqbali karin' ku tilmaantay hadal kasoo yeeray Erdogan  


Erdogan iyo Qays Saciid
Erdogan iyo Qays Saciid

Dowladda Tunisia ayaa si adag u diidday hadal kasoo yeeray madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, kaas oo ku saabsan kala diris uu madaxweynaha Tunisia Qays Saciid dhawaan ku sameeyey Baarlamaanka dalkiisa.

Warbixin faahfaahsan oo arrintaas ka hadlaysa waxaa magaalada Qaahira ka soo diray wariyaha VOA-da Xuseen Cusmaan Saxnuuni.

Tunisia oo 'faragelin aan aqbali karin' ku tilmaantay hadal kasoo yeeray Erdogan
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:12 0:00

XS
SM
MD
LG