Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trump oo wajahaya dacwado ciqaabeed hor leh

Dacwad oogayaasha Maraykanka ayaa ballaariyay dacwad ciqaabeedka loo haysto madaxweynihii hore ee Donald Trump, iyagoo keenay eedo cusub oo ka dhan ah mid ka mid ah shaqaalihiisa oo lagu eedeeyay inuu Trump ka caawiyay inuu qariyo dukumintiyo sir ah oo dowladdu ay raadinaysay. Laakin Trump ayaa iska fogeeyay eedeymahan.

Warbixin arrintan ku saabsan soo jeedinaya Cabdixakiin Shirwac.

Trump oo wajahaya dacwado ciqaabeed hor leh
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:17 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG