Miami —
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa maanta la geynayaa maxkamad ku taalla magaalada Miami ee gobolka Flordia, isaga oo wajahaya 37 dacwadood ah oo la xiriira in uu si khaldan u maamulay dukumintiyo sir ah oo ay leedahay dowladda Mareykanka.
Amniga magaalada Miami ayaa aad loo adkeeyay. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa warbixin arrintan ku saabsan soo jeedinaya.
Madal