Atlanta —
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa la filayaa in uu maanta isgeeyo maxkamad ku taalla degmad Fulton ee gobolka Georgia, halkaasi oo uu ku wajahayo eedeymo la xiriira in uu isku dayay in uu beddelo natiijadii doorashadii madaxtinnimada Mareykanka ee 2020.
Trump ayaa hadda mar kale xusul duub ugu jira in uu xilka madaxtinnimada ku guuleysto, haddii uu ka soo baxo doorashada is-reeb-reebka ee xubnaha xisbigiisa Jamhuuriga.
Warkii ugu dambeeyay ee dacwadda Trump sidey ololaihiisa u saameyn karto ayuu Jamaal Axmed Cismaan ka wareystay Maxamed Sheekh Xuseen oo ka faallooda ammaanka iyo siyaasadda Mareykanka.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal