Washington —
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa diiday inuu meesha ka saaro inuu isticmaalo jujuub ciidan ama cadaadis dhaqaale si uu u hanto kanaalka Panama iyo jaziiradda barafku dul-hogayo ee Greenland.
Madaxa Xarunta Wararka VOA ee Aqalka Cad, Patsy Widakuswara ayaa soo warisay in hadalladiisa ay yimaadeen saacado kadib safar lama filaan ah oo uu wiilkiisa ku tagay Greenland. Sahra Ciidle ayaa soo jeedineysa.
Madal