Washington —
Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris iyo madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa ku jira dadaalkoodii ugu dambeeyay ee ay ku xaqiijinayaa hanashada cod-bixiyeyaasha Mareykanka oo muddo toddobaad ka yar ay ka harsan tahay.
Hadalladii ay ka jeediyeen ololeyaashoodii ugu dambeeyay ayuu midba kan kale ku weeraray. Warbixin ay VOA-da arrintan ka diyaarisay waxaa inoo soo jeedinaya Maxamed Colaad Xassan.
Madal