Toronto —
Sannadkan 2024-ka, tirada dhalinayada Soomaalida ee lagu dilay dalka Canada ayaa mareysa ugu yaraan 5, sida ay VOA-da u sheegeen dadka u dhaq-dhaqaaqa arrimaha Soomaalida Canada.
Dilalka Dhalinyarada Soomaalida ee Canada ayaa soo dhacayay muddo sannado ah, muddadaasi ayaa waxaa la dilay boqollaal dhalinyaro ah. Haddaba yaa dilayo dhalinyarada Soomaalida, waa maxay sababta, sidee ayaana lagu xallin karaa ayaan-darradan? Su’alaahaasi iyo kuwo kale, ayuu Nur Hassan Nur ka wareystay, Cabdifatah Aden Warsame “Marayare” oo u dhaq-dhaqaaqa horumarinta dhalinyarada Soomaalida ee Canada.
Madal