Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Toronto: Weerar khasaare geystay oo ka dhacay iskuul ku yaalla xaafadda Soomaalida


Qaar kamid ah Soomaalida deggan xaafadda York South Weston ee magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa ka walaacsan rabshadaha isa soo taraya ee iskuullada, kadib markii duhurninadii Khamiistii uu weerar ka dhacay mid kamid ah iskuullada ku yaalla xaafaddaas.

Sida uu kusoo waramayo weriyaheenna Toronto Xuseen Nuur Xaaji, waalidiinta ayaa dalbanaya in wax laga qabto arrimahan.

Weerar ka dhacay Iskuul ku yaalla xaafadda Soomaalida ee Toronto .mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:35 0:00

XS
SM
MD
LG