Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saddex Falastiiniyiin ah oo lagu toogtay Mareykanka


Booliska ayaa soo xiray nin lagu tuhmayo inuu ka danbeeyey toogashada saddex arday oo jaamacad dhiganaayey asalkooduna yahay Falastiiniyiin, taasi oo ka dhacday magaalada Burlington ee gobolka Vermont.

Telefishinka CNN ayaa ku warramay goor hore oo saaka ah in booliska ay wadaan baarista kiiskan oo looga shakisan yahay isir naceyb.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa warbixintan soo jeedineysa.

Toogasho ka dhacday Mareykanka oo lagu dilay saddex Falastiiniyiin ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:45 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG