Lampedusa —
Ciidamada Ilaalada Xeebaha Talyaaniga ayaa sheegay inay heleen meydka laba qof, ayna ka badbaadiyeen 57 qof oo muhaajiriin ah jasiirada Lampedusa oo kulaasha koonfurta wadankaasi.
Illaa 30 qof oo kale ayaa la la’yahay kaddib markii doon ay la socdeen qaraqantay.
Warbixin ku saabsan arrintan waxa magaalada London kasoo diray Wariyaha VOA ee Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal