Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay deegaanka Banisa oo ka tirsan maamulka Mandera, una dhow xadka dalalka Kenya iyo Ethiopia.
Wararka ayaa sheegay in barakac uu ka socdo deegaankaasi, iyadoo odoyaasha dhaqankuna ay ku baaqayaan xasillooni.
Warbixintan waxa Garissa kasoo diray Maxamed Faarax Shire.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available