Dadka Ruushka ah ee kasoo horjeeda duullaanka uu Ruushku ku qaaday Ukraine, ayaa iyaga oo ka cabsi qaba in noloshoodu ay halis gasho, waxay magan-geliyo u soo raadsadeen dalkan Maraykanka, iyaga oo kasoo gudbaya xadka Mexico.
Wariyaha VOA Nina Vishneva ayaa warbixinta ku eegaysa qaar ka mid ah dadka ruushka ah ee dhawaan soo gaadhay Maraykanka, Xuseen Barre ayaa faahfaahinta Inoo haya.