Washington —
Tirada dadka Mareykanka ah ee la dillay tan iyo markii Xamas ay weerartay Israel ayaa hadda mareysa 22 qof, iyadoo 17 muwaadin oo u dhashay Mareykanka aan raq iyo ruux midna la heyn.
Israel waxay sheegtay in rag hubeysan oo Xamaas ka tirsan ay 20 goob oo kala duwan ku dileen in ka badan 1200 oo qof oo Isrealiyiin.
Wariyaha VOAda arrimaha Mareykanka uga soo warama Steve Herman ayaa warbixintan inooga diyaariyay waxaa soo jeedinaya Ibrahim Xassan Garabeey Dandureey.
Madal