Washington —
Soomaalida ku dhaqan nawaaxiga magaalada Washington, DC waxa sanad kasta muddo ku dhow 40 sano ay marti galinayeen tartan kubad cagta ah oo ay ka qeyb galayaan kooxo isaga kala yimaadda Mareykanka iyo Kanada.
Tartanka ayaa waxa ka qeyb gala ciyaartooy hore ee ka soo ciyaaray xulka qaranka iyo kooxihii Soomaaliya ka dhisnaa kahor bur burkii.
Xuseen Nuur Xaaji ayaa tartankan ka wareystay qaar ka mid ah ciyaartooyda sanadkan ka qeyb galaysa tartanka.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available