Toronto —
Cayaaro ay isku baranayaan dhallinyarada Soomaalida ee magaalooyinka Ottawa iyo Toronto oo ka wada tirsan gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa ka dhacay magaalada Ottawa ee caasimadda dalkaas.
Qaban-qaabiyeyaasha ayaa muhiimadda ku sheegay sidii ay is dhex-gal u sameyn lahaayeen dhallinyarada Soomaalida, islamarkaana ay uga fogaan lahaayeen falalka aan wanaagsaneyn.
Warbixintan waxaa Toronto kasoo diray weriyaha VOA Xuseen Nuur Xaaji.