Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tartanka Kubadda Cagta DDS oo Jigjiga ka billowday


Kubadda Cagta DDS
Kubadda Cagta DDS

Waxaan magaalada Jigjiga ee caasimadda dawlad deegaanka Soomaalida ka furmay Tartanka 10-aad ee ciyaaraha K/cagta oo dhexmaraya illaa 11 ka gobol oo ka tirsan dawlad deegaanka Soomaalida.

Tartankan ayaa lagu daahfuray ciyaar dhexmartay xulalka gobollada Liibaan iyo Erar, waxaana tartankani socon doonaa muddo hal bil ah, sida u uku soo waramayo weriyaha VOA Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa.

Tartanka kubadda cagta degmooyinka DDS oo Jigjiga ka furmay.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:51 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG